Barcelona Vs Atlantic Madrid

Caawa waxan daawanay ciyartii abid ugu xifaaltanka badneyd , isku awood sheegasho , xifaaltan , weerar iyo weerar celis tan oo kle ayaa la odhan kara ciyaar yacni sida labada kooxood ay isugu awood sheeganayan garoonka dhexdiisa ayaa ah sidoo kale waxa soo jiidasho leh ciyaarta ay soo bandhigeen labada kooxood .

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

kooxda Atlantic madrid ayaa bilowgii ciyaartaba ina tustay awoodeda iyo khibradeda kubadeed waxyna kooxdu ina tustay gool dhalinteeda xeesha dheer iyo isku dhufsashadeeda illa ay soo taabteen shabaqa dhigeeda Barcelona .

Barcelona ayaa sidoo kale inagu tidhi suga oo ha deg_degina innana soo xasusisay ciyar teedii khibradu ku dheehnayd ka dibna ka daba keentay haafkii hore halna ugu dartay kooxdan Barcelona ayaa maal mhan dambe soo celisay ciyaara heedii lagu yaqaanay , waxayna haafkii horeba ciyaarta mid ay iyadu maamulaso illaa ay keentsy barbarrihii uguna hal gool taas oo ka dhigtay 3;2 ayna ku dhammaatay haafkii hore sidaa

Barcelona ayaa iyadu ku dadaalaysa sidii ay hugaankeeda ku sii hayn laheyd illaa ay koobka ka hantido Barca waxay ka mid tahay kooxaha u hammuun qaba in koobka gacanta ku dhigaan waxay aheyd kooxihii loo saadaalinayey waxana loogu saadaaliyey 30% in ay koobka qaadi karto se iminka waxa laku dhowdahay in ay 50% ay barca ka qaadi karto sabab iyadu waxay ka soo gudub tay kooxahihi koobka ugu awooda badnaa walina waxa huganka haysa kooxda Barcelona

Atlantic Madrid ayaa iyaduna ah koox aad u awood badan oo facweyn ciyaarheeduna ku salaysan yihin ciyaaro aan waxba la isku la hadhin garoonka dhecdiisa laguna yaqaan ciyaar aad u xamaasad badan in ay ciyaaarto 90 daqiiqo ay ciyaaaraysana ku dagaanta garoonka dhexdiisa waxbana aan la hadhin hadaba daqiiqdihii bugbaxa amaa sagaashanaad kii ayaa keentsy laba gool oo degdega sida waxay ku gashay kaaalinta 6aad ogow kooxdan Atlantic ah lagama sagaalkii kulan ay ciyaartay

hadaba da’yarada kooxda lamansiya ayaaa ina tusay in yihiin kuwo qalma ay hantaan koobkan taas ina tusaysa in ay yihiin kuwo ina tusaya kubad ay indhuhu jeclayanayaan da’yartani waxay isku heleen qaab ciyaareed wanaagsan sida baaska ,haynta kubada, jiidashada, raacista, isku dhusashada, waxan la illawi karin gool yaha kooxda tobankii ciyaarood ee ugu dambeyey aab shabaqiisa la taaban Padri isaga hadalkan kama taasna waxa uu garoonka ku dhexsamaynayo wxuna qishaya in ninka uu siin kubada a ma uu ku aamini laha padri wxu ku xilligii sii ugu fiicna waana da’yar la mawhibo kubaded mararka qaaar wxu uu samaynayo waa wax aal tacajubayso wsxsn la illawi karin ninka la yidhahdo Lamine Yamal oo siaguna kuxilli fiican oo ah ciyartoy( word classic ah) kaas oo sida hillaac u kala jeexay difaacaydii Atlanric illaa uuu yidhi Yamal “maasha Allah maasha Allah” intuu diaacyada soo wada maray ayuu Lewindowski ku odhanaya hoo alaabtan ka dib Lewindowski ayaa ku taabanaya goolka 4 aad inta waxa ka dambeeya way is dhiganaysa kooxda Barcelona waxana kubada kooxda Atlantic waxay sidaa ku keenaysa barbarraha

waxa kle layab ah in labada kooxood Barcelona iyo Atlantic in ay iska gaadhsiiyaan 8 gool waxa ku dambay say Copa Del Rey1997kii koob kaas oo ay qaaday kooxda Barcelona kuna guulaystay xilliga