Sideeda kooxood ee champions ka dheelay shan ka mid ah waa hugaamiyaasha horyaalada yurub Liver pool, Bayern, PSG, Barcelona, Inter Milan, tabtaas oo kale ayey u wada ciyaarayaan hsben kan hogaamiyaasha goolasha ee horyaalada shanta ah Harry Kane 21; Osman Dembele 18; Lewondowski 21; Mohamed Salah 25; waa kulamo ay is arkayaann kooxaha ugu qaabka wanaagsan
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!PSG kooxda kaliya ee guul darro la kulmin horyaalka dalka France ka 24 kulan oo ay ciyaartay shan ka mid ah way barbaraysay 19 ka mid ahna way adkaatay Osman Dembele 00 2025 sannadkan siduu u bilowday ahaa ciyaar yahan ka goolasha ugu badan uga qayb galay 17 iyo Barcola oo aheyd 12 kiisii kulan ee ugu dambeeyey lagu soo billaabo toban ka mid ah goolal caawinayey ayaa ah xubnaha ugu khatarsan ee PSG ay wadato Mbappe gadaashii waxay u dhawdahay in Kooxdan helayso 10 kii sanno ee u dambeeyey maal gelinta Qadariyaanka ahin hanaan cusub ku wajahayso doonisteeda. kaas oo ah in ay maal gashato da’yarta iyaduna ay abuurto da’yarta halkii ay suuqa dhaqaale badan gelin laheyd sidii ay aheyd sannadihii tagay marka loo eego kula madooda dambe wuu ka muuqda isbadalkaasi.
Liver pool mid ka ahna ma aanay guulaysan shantii kulan ee ugu dambeeyey oo ay garoomadeeda kula ciyaarto kooxaha Frances ka sidoo kale waxa niyad jab aheyd ka haridii FA Cup laakiin Liver ool kooxaha sida dhammayska ah u qaab ka wacan sannadkan jadwal dheerrihii champions ka iyada ayaa hugaaminysa sannadkan horyaalka waxay hada ku haysa saddex iyo toban dhibcood Mohamed Salah na waxa uu ku jiraa xilli giisii wacna waxa uuna ka qayb galay 52 gool oo 30 ka mid uu dhaliyey tarta madooda tabtaas oo kale ayey kooxdan Liver pool shakhsiyaadkeeda qaab fiican u leeyihiin
Barcelona iyaduna waa hugaamiye kale ay isugu fadhido horyaalka oo ay todobo dhibcood ka fogaadeen tan janaayo iyo hadda waxay saddex dhibcood uga hayaan Real Madrid Levondowski Yamal Rafinha Badriiyo xubnaha ee kooxdu ku tiirsan tahay way muuqataa saameyntoodu Barcelona kaalinta ee jadwal dheerihii champion ka ayey aheyd kulamadeedii cajiib ka ahaana xilli ciyaareed kan waxa ka mida ahaa kii Benfica ay la ciyaartay sannadkan bishiisii jannaayo kulan kaas oo inta goolasha looga horreyey Barca haddana waxay ku dhammaysay 5 gool iyo 4 inkastoo nin sigtay ma aanu nabad gelin uu ahaa natiijada kulan kaasii ka soo baxday hadana Barcelona iyo Banfica doorkan waa ay is muteen
Bayern Leverkusentan iyo Xavi Alonso hugaankeeda la wareegay marna guul darro awoodeed kaga maa aanay kulmin Bayer Munich shantii kulan ee ugu dambaysay Leverkusan ka mid ah ayey badisay waxay is aragoodi Febrayo ku soo idlaaday gool la’aan Harri kane iyo badri sheef ayaa ah dhaliyaasha labada dhan ugu khatarsan.
Inter Milan inkastoo ay hugaaminayso horyaalka wadankeeda hadana shantii kulan ee ugu dambeeyey waxay badisay laba ka mid ah barbarihii ay Napoli la galeena ayana u ogoladay in ay hal dhibic hugaanka ku sii hayso waxayna is arkayaan Feyenoord oo ACMilan ka dirtay tartan kan